Friday, 28 May 2010

Guddoomiye Cusub












Baarlamaanka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa maanta dooranaya guddoomiye cusub, kadib markii uu is casilay guddoomiyihii hore Shiikh Aadan Maxamed Nuur.

Shan musharax ayaa u taagan xilka guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo haatan ay inta badan xubnaha baarlamaanku isugu yimaadeen xarunta baarlamaanka ee Muqdisho.

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Shiikh Aadan Maxamed Nuur ayaa waxa uu is casilay laba toddobaad ka hor markii khilaafka weyn uu soo dhexgalay baarlamaanka iyo xubnaha ugu sareey dowladd

No comments:

Post a Comment