Friday, 28 May 2010

K'naan iyo Koobka Adduunk
















FIFA ayaa ku dhawaaqday fannaaniinta ka heesi doonta xaflaxdda furitaanka cayaaraha Koobka Adduunka ee ka dhici doona dalka Koonfur Afrika.
FIFA ayaa markii hore


FIFA ayaa markii hore lagu dhaleeceeyay inay iska indha tirtay fannaaniinta qaaradda Afrika.

Xubnaha Afrikaanka ah ee FIFA ay ku dhawaaqday ayaa waxaa ku jira fannaanka Soomaaliyeed ee K'naan, Hugh Masekela oo u dhashay Koonfura Afruika iyo kooxo kale oo ay ka mid yihiin Freshlyground iyo Soweto Gospel.

Xidigaha caanka ee iyaguna ka heesi doona xafladda furitaanka koobka adduunka waxaa ka mid ah Shakira, Alicia Keys iyo Black Eyed Peas.

Xafladda furitaanka koobka adduunka ayaa ka dhici doonta garoonka Orlando ee Soweto, 10 bisha Jun

No comments:

Post a Comment