
Kooxaha qaranka dalalka Uruguay iyo France, ayaa 0-0 ku kala baxay kadib markii ay goolal kala dhalin waayeen. waxay ku wada jiraan Group A.
Kooxaha qaranka dalalka Uruguay iyo France, ayaa 0-0 ku kala baxay kadib markii ay goolal kala dhalin waayeen. waxay ku wada jiraan Group A.
Ciyaartii hore ee Group-ka waxay dhexmartay kooxda qaranka dalka loo martida yahay ee South Africa, iyadoo la ciyaaraysa kooxda Mexico.
France vs Uruguay
Labada, ayaa waxaa goolka ku hormaray kooxda dalkeeda uu ka dhacayo koobka adduunka ee South Africa, waxaana daqiiqadii 55-aad u dhaliyay ciyaaryahankooda Tshabalala, hase yeeshee, qiyaastii 24 daqiiqo kadib daqiiqadii 79-aad, ayaa waxaa goolka barbardhaca u dhaliyay Mexico ciyaaryahankooda Marquez.
Beri waxaa ciyaari doona South Korea vs Greece. Ciyaarta labaad, waxay dhexmari doontaa kooxda Argentina iyo Nigeria. iyo ciyaarta ugu dambaysa oo dhex maraysay England iyo USA.
No comments:
Post a Comment